Jacaylka adoon qasaarin
Adoon qadar eebe eersan
Qamuunyo adoon kubeerin
Qalbiga nafta kuu qorsheeyay
Jacaylka adoon qasaarin
Adoon qadar eebe eersan
Qamuunyo adoon kubeerin
Qalbiga nafta kuu qorsheeyay
Qisada waad ila ogtee
Miyaad taladaa qabyaysan
Qumaati usoo afmeertid
Qayrkaa afarbuu qabaaye
Qisada waad ila ogtee
Miyaad taladaa qabyaysan
Qumaati usoo afmeertid
Qayrkaa afarbuu qabaaye
Adoon qiimeynin teeda
Adoon qar ka tuurin teyda
Adoon qosol beena huuno
Waqtiga igaga qaadin
Go'aan qaadoo hadeer
Wax un qumanoow idheh
Wax un qumanoow idheh
Wax un qumanoow idheh
Wax un qumanoow idheh
Adoon qiimeynin teeda
Adoon qar ka tuurin teyda
Adoon qosol beena huuno
Waqtiga igaga qaadin
Go'aan qaadoo hadeer
Wax un qumanoow idheh
Wax un qumanoow idheh
Wax un qumanoow idheh
Wax un qumanoow idheh
Qawlkiibaan dhawrayaye
Qiimaha cishqigaan aqaane
Qayrkaa kama wayin wiile
Waa inaan qoys wada dhisnaa
Qawlkiibaan dhawrayaye
Qiimaha cishqigaan aqaane
Qayrkaa kama wayin wiile
Waa inaan qoys wada dhisnaa
Qadari caashaqa macaane
Qofbaan ahay kuu qalmee
Qaraar dhaba iigu sheeg
Inaad qaban qaabin guur
Qadari caashaqa macaane
Qofbaan ahay kuu qalmee
Qaraar dhaba iigu sheeg
Inaad qaban qaabin guur
Adoon qiimeynin teeda
Adoon qar ka tuurin teyda
Adoon qosol beena huuno
Waqtiga igaga qaadin
Go'aan qaadoo hadeer
Wax un qumanoow idheh
Wax un qumanoow idheh
Wax un qumanoow idheh
Wax un qumanoow idheh
Adoon qiimeynin teeda
Adoon qar ka tuurin teyda
Adoon qosol beena huuno
Waqtiga igaga qaadin
Go'aan qaadoo hadeer
Wax un qumanoow idheh
Wax un qumanoow idheh
Wax un qumanoow idheh
Wax un qumanoow idheh